Posted in WARARKA

Taliyaha cusub ee ciidamada booliska dalka oo xilkiisa loo dhaariyay maanta

Waxaa maanta xilkiisa loo dhaariyay taliyaha cusub ee ciidamada booliska dalka Hillary Mutyambai kadib markii uu bishi hore magacaabay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta. Taliyahan ayaa…

Posted in WARARKA

Dibadbaxyo xoogan oo ka dhacay wadanka Sudan

Dibadbaxyo xoogan oo dhiig ku daatay loogana soo horjeeda madaxweynaha dalka Sudan Cumar Al Bashir ayaa ka dhacay Khartoum. Ciidammo badan ayaa la geeyay agagaarka…

Posted in WARARKA

Xoghayihii amniga gudaha Maraykanka oo xilka iska casishay

Xoghayihii amniga gudaha wadanka Maraykanka Kirstjen Nielsen oo mas’uul ka ahayd qorshaha muranka badan dhaliyay ee gidaarka ayaa xilkii iska casishay. Trump oo markiiba bartiisa…

Posted in WARARKA

Taliyaha cusub ee ciidamada booliska oo maanta xilkiisa loo dhaarin doono

Waxaa maanta xilkiisa loo dhaarin doona Hillary Mutyambai oo noqonaya taliyaha guud ee ciidamada booliska dalka kadib markii uu bishi hore magacaabay madaxweynaha dalka Uhuru…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Rwanda oo hogaaminaya xuska dadkii xasuuqa loo gaystay

Malaayiin qof oo reer Rwanda ah ayaa maanta ka qeyb qaadanaya 25 sano kadib kadib markii uu wadankaasi ka dhacay xasuuq lagu dilay 800 kun…

Posted in WARARKA

Munaasabad abaal marin lagu bixiyay oo xalay Muqdisho ka dhacday.

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabada ay soo agaasimiin wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Banaadir oo abaalmarino lagu gudoonsiinayay Ciyaartoydii ka…

Posted in WARARKA

Laba haween ah oo qarax ku dhintay ismaamulka Wajeer

Xaruntii hore ay ka soo guureen ciidamada difaaca dalka kdf-ta ee magaalada diif ismamaulka Wajeer ayaa waxaa shaley qarax kula kacday labo haween ah oo…