Posted in WARARKA

Haweenka Muqdisho ku nool oo bilaabay Barnaamij ciidanka qaranka lagu taageerayo.

Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Mqudisho ayaa waxay Bilaabeen Barnaamijka ay ugu magac dareen muwaadin Taageer ciidamada qalabka sida kaasoo ay ku soo uruuriyeen…

Posted in WARARKA

Agaasime ka tirsan wasaarada difaaca Soomaaliya oo shaqo joojon lagu sameeyay

Warqad ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fadaraalaka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay Sokor Jaamac, oo ahaa Agaasimihii guud…

Posted in WARARKA

Kadib buuqii sabtidii ee Xildhibaanada Soomaaliy oo wali ay hakad ku jiraan kulamada Baarlamaanka

.Saacadihii la soo dhaafay waxaa ka socday Xafiiska Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliye ee Xarunta Villa Hargaysa kulamo isdaba joog ah oo ay isugu yimaadeen gudoonka…

Posted in WARARKA

Wararkii ugu dambeeyay doorashadii ka dhacday wadanka Israa’il

Waxaa si weyn loo sugayaa natijada ka soo baxda doorashooyiinki ka dhacay wadanka Israil’ Ra’isul wasaaraha israa’il Benjamin Netanyahu ayaa u muuqata in markii shanaad…

Posted in WARARKA

Cudurka jadeecada carruurta oo sare u kacday Maraykanka

Waxaa sare u kacday cudurka jadeecada ee carruurta wadanka Maraykanka Saraakiisha caafimaadka ee gobolada dalka Maraykanka aayaa sheegay in kiisaska ilaa iyo hadda la diiwaangeliyay…

Posted in WARARKA

Dowlada ismamulka Wajeer ayaa loogu baaqay inay u diyaar garowdo roobabka la filayo inay dalka ka da’aan

. Shacabka ismaamul goboleedkas ayaa ka codsaday dowlada Wainay ka shaqeyso sidii biyaha robkaasi ay u weeciso waraha qodan si marka dambe oo uu roobka…

Posted in WARARKA

Faah faahin dabkii ka kacay Suuqa Gikomba

Malaayiin hanti ah ayaal agu soo waramayaa inay ku burburtay suuqa dharka hudhayda ah lagu iibiyo Gikomba. Aroornimadii hore ee saaka ayaay dad goobjogayaal ah…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xikeenka dalka oo sheegay inuu wadahadal ka diiday hogaamiyaha mucaaradka raila Odinga

Madaxweyne Ku-Xigeenka William Ruto oo xalay waraysi gaar ah siiyay muuqbaahiyaha Citizen ayaa sheegay in marar badan uu ka diiday inuu heshiis la galo hogaamiyaha…