Posted in WARARKA

Militiriga Pakistan oo qaabilay saxafiyiin caalami ah iyo diblomasiyiin

Milatariga wadanka Pakistan ayaa qaabilay wariyaal caalami ah iyo diblumaasiyiin kuwaas oo booqday magaalada tan iyo markii ay duqeymaha ka geesteen ciidamada Milatariga dalka Hindiya….

Posted in WARARKA

Aas-aasaha shabakadda WikiLeaks Julian Assange oo lagu xiray London

Booliska magaalada London ayaa sheegay inay aas-aasaha shabakadda WikiLeaks Julian Assange ku xireen safaaradda Ecuador ee magaaladaas. Booliska ayaa sheegay in lagu xiray amar maxkamadeed…

Posted in WARARKA

Wararkii ugu dambeeyay xaalada wadanka Sudan

Wasaarada Gaashaandhiga dalka Sudan ayaa ku dhowaaqday Madaxweynihii dalka Sudan Cumar Al-Bashir oo xukumayay dalkiisa muddo soddon sano ah in la afgambiyay kadibna xabsiga la…

Posted in WARARKA

Baaq loo diray Soomaalida Suudaan kunool

Soomaali badan oo isugu jira Arday iyo Ganacsato ayaa ku sugan Magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudan oo maanta ay ka jirto xaalad adag. Safaarada…

Posted in WARARKA

Meydka gabar dhawaan uu dilay saaxibkeeda oo la geeyay Eldoret

Xaalad aad u murugo badan ayaa maanta laga dareemayay magaalada Eldoret kadib markii la geeyay meydka gabar ardayad ahayd oo maalmo ka hor uu dilay…

Posted in WARARKA

Ciidanka maraynkanka oo faahfaahin ka bixiyay duqaymo Jubada dhexe ka dhacay.

War kasoo baxay taliska ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa faah faahin looga bixiyay howlgal ka dhan ahaa Alshabaab,oo 9-kii bishaan ka dhacay deegaano ku…

Posted in WARARKA

Qarax Boosaaso ka dhacay oo ay dad ku dhaawacmeen.

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Ku dhawaad 10 ruux oo isugu jira Askar iyo dad Shacabka ay ku…

Posted in WARARKA

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu eedeeyay inuu diidan yahay askari dil gaystay in cadalaada la horgeeyo

. Wasiiru dowlaha wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada ee dowlada Fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Kulmiye Xirsi C/raxmaan dheer oo ka qayb galayay dood ka baxaysay mid…

Posted in WARARKA

Dowladda Australia oo shaacisay taariikhda doorashada guud ay dhici doonto

Ra’iisul wasaaraha wadanka Australia, Scott Morrison ayaa ku baaqay in doorashada guud ee dalkaasi ay dhacdo 18-ka bisha shanaad ee sannadkan. Waxyaabaha codeynta ay ku…

Posted in WARARKA

Ciidamo militari oo dheeraad ah oo la geeyay xarunta wasaaradda difaaca ee Suudaan

Wararka naga soo gaaraya dalka Suudaan ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka tirsan militariga la geeyay xarunta wasaaradda gaashaandhigga ee wadankaasi. Sido kale ciidamada…