Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyay qaab cusub oo ciidamada loo tababarayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka go’an tahay sidiii ay Al-shabaab uga dulqaadi lahaayeen…

Posted in WARARKA

Maamulka Puntland oo sheegay inay la dagaalamayaan dadka Takfiirka ah

Maamulka Puntland ayaa magaalada garowe wuxuu kaga dhawaaqay howlgal balaadhan oo uu sheegay inay ku la dagaalamayaan dadka aaminsan Fikarka Takfiirka ah. Wasiirka wasaarada Cadaalada…

Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in diiwaan galinta ciidanka ay caqabado ku gadaaman yihiin

. Dowlada Soomaaliya ayaa hada waxay guuda haan dalka ka wadaan barnaamij lagu diiwaan galinayo ciidamada qaranka si ay dowlada u ogaati ciidamada Rasmiga ay…

Posted in WARARKA

WAR DEG DEG AH

waxaa saaka bartamaha magaalada mandera dablay hubaysan oo aanan haybtooda lagaranayn ay gaari kaladageen labo dhaqaatiir cadaan ah kadibna afduubteen halka mid kamid ah ilaalada…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha xisbiga Wiper oo dhaliilay ODM

Madaxa xisbiga Wiper , Kalonzo Musyoka ayaa xisbiga ODM ee uu hoggaamiyo Raila Odinga ku dhaliilay inuu xaqirayo axzaabta kale ee ka tirsan urur weynaha…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo baaq u diray hoggaamiyaasha Afrika

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa hoggaamiyaasha siyaasadeed ee wadamada hoos tago qaaradda Afrika ugu baaqay inay diiradda saaraan wax u qabashada shacabkooda oo aynan…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo sheegay inay weli xayiraad saaran tahay Kuuriyada Waqooyi

Madaxweynaha Maraykanka Mr .Donald Trump ayaa sheegay inay weli shaqeynayso xayiraadii la saaray kuuriyada waqooyi. Mr. Trump iyo dhigiisa kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku…

Posted in WARARKA

Golaha guddoomiyaasha ismaamulada oo ka soo horjeestay hindise sharciyeed la xariira howlgabka

Golaha ay ku mideysanyihiin hoggaamiyaasha ismaamulada dalka ee COG ayaa gaashaanka u daruuray hindise sharciyeed inay howlgab noqon karaan shaqaalaha dowlad deegaanada. Golahan ayaa baarlamaanka…

Posted in WARARKA

33 qof oo u dhashay Nigeria oo maxkamad la soo taagayo

Waxaa maanta la filayaa in maxkamad ku taalla ismaamulka Kiambu ee gobolka bartamaha dalka la soo taago 33 qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedo…

Posted in WARARKA

Shirkadda duulimaadyada ee Kenya Airways oo hakisay safaradii ay Suudaan ku tagi jirtay

Shirkadda qaran ee duulimaadyada ee Kenya Airways ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay hakad gelisay safaradii diyaaradaheeda ay ugu kala gooshi jireen wadamada…