Posted in WARARKA

Ilhan Cumar oo sheegtay in dil loogu hanjabay

Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Mareykanka, ayaa sheegtay in ay kordheen hanjabaadaha dilka ah ee loo soo dirayo. Ilhan waxay…

Posted in WARARKA

89,000 oo arday oo dowlada ay ka bixineyso qarashka waxbarashada

Ku dhawaad 90,000 oo dugsiga sare oo dhameystay sanadkii tagay ayaa loo xushay inay ku biiraan jaamacadaha dowlada iyo kuwa khaaska loo leeyahay. Waxaayna noqonayaan…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaasha Sudan oo uu cadaadis saaranyahay

Hogaamiyaasha iminka talada wadanka Sudan gacanta ku haya ayaa waxaa cadaadis xoogan ku haya shacabka iyaga oo dalbanayaa in dad rayid ah loo dhiibo hogaaminta…

Posted in WARARKA

Wasiirka waxbarashada oo la kulmay Madaxda Unicef

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa kulan la qaatay  ku xigeenka wakiilka hay’adda UNICEF iyo madaxa…

Posted in WARARKA

Dhakhatiirta Cuba oo afar ismaamul ka soo tagay

Dhakhatiirta dalka Cuba oo joogay ismamaulada dariska la ah dalka Somalia ayaa ka soo tagaya ismaamuladasi cabsi awgeed  ka dib markii laba ka mid ah…

Posted in CIYAARAHA

Xidiga kooxda liverpool maxamed saalax oo gool cajiiba kadhaliyey kooxda Chelsea

Mohamed Salah ayaa xalay Anfield ku dhaliyay mid ka mid ah goolasha xili ciyaareedkan u tartamaya goolkii ugu fiicnaa ee Premier league kadib markii uu…

Posted in WARARKA

Xuutiyiinta Yaman oo xiriir la samaynaysa Mareykanka

Muddo Afar sano ka badan oo uu dagaal xoogan ka socday dalka Yemen, kaas oo galaaftay nolosha kumanaan qof, malaayiin kalena qarka u saaray macluul,…

Posted in WARARKA

Shilka dhacay wadada u dhexaysa Hargaysa iyo Berbera oo ay dad ku dhinteen.

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Hargaysa ee xarunta Soomaaliland ayaa sheegaya in shil gaari oo ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera ay…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo kulan la qaatay wadayaasha gaadiidka BL-KA

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa magaalada Muqdisho wuxuu maanta kula kulmay wadayaasha gaadiidka ay dadweynuhu raacaan ee BL-ka loo yaqaano. Gaadiidleeydaan ayaa…

Posted in WARARKA

Dhaqaatiirta u dhashay wadanka Cuba oo dalka ku sugan oo cabsi soo wajahday kadb dhacdadi mandera

Dhaqaatiirta caafimaad ee laga keenay wadanka Cuba ayaa laga cabsi qaba inay isaga soo baxaan isamamulada Wajeer,Garissa,Tana River,iyo Lamu kadib markii dhawaan laba dhaqaatiir ah…