89,000 oo arday oo dowlada ay ka bixineyso qarashka waxbarashada

Ku dhawaad 90,000 oo dugsiga sare oo dhameystay sanadkii tagay ayaa loo xushay inay ku biiraan jaamacadaha dowlada iyo kuwa khaaska loo leeyahay. Waxaayna noqonayaan arada ay dowlada ka dhiibeyso qarashka waxbarashahada.
90,755 oo ka mid ah aradadii 660,204 oo u fariisatay imtixanka KCSE-da sanadkii tagay waxay heeleen bunndada C+ iyo wixi ka sare ,Bundadaasi oo ah heerka ugu hoose ee jamacadaha ay arada shahaadada Degre ku aqbalaan.
Hasa ahaate 89,486 oo ka mid ah arada ayaa helay fursado ay shahaadada Degree ku bartaan.Hadalkan ayu ka jeediyay manata Magaladatani Nairobi.
1,200-ka soo hare waxay door bideen inay Kolejyada ku biraan inkasta oo ay u qalmeen inay ku biiraan jaamcadaha.
Tirada ragga ee jaamcaha ku biiraya ayaa ah 56,210 ,Waxayna u dhiganta boqolkiiba 57% ,Halka tirada dumarkana ay ahayd 36,876 oo u dhiganta boqolkiiba 41%.
Wasirka waxbarashada George Magoha waxa uu shaaca ka qaaday in sagaal koorsooyin ay aradada isku diiwaan galin sanadkii tagay.
Prof Magoha waxa uu xusay in 98 korsooyin ah aan arada loogu xulin, hadii ay noqon lahayn inaysan u qalmin ama korsooyin kale oo ay ayaga doonayaan la siiyay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *