Dhakhatiirta Cuba oo afar ismaamul ka soo tagay

Dhakhatiirta dalka Cuba oo joogay ismamaulada dariska la ah dalka Somalia ayaa ka soo tagaya ismaamuladasi cabsi awgeed  ka dib markii laba ka mid ah dhakhatiirta lagu afduubtay Ismamaulka Mandera isla markana la geeyay Somalia.

Maalmihi sabtida iyo axada khubara joogay ismamulka Lamu iyo Tana River ayaa ka soo tagay iyada oo dowlada ay ka soo waday dhakhatiirti joogay Ismaamulada Wajeer iyo Garissa.

Dr Liliana Casos, oo ah Dhakhtarad ku takhasustay qaliinka lafaha iyo  Dr Denis Orozco, oo ah dhakhtartka qoyska ayaa ismamulka Lamu waxa la geeyay sanadkii 2018-ka Bishii July.

Waxa sidasi oo kale ay qabsatay ismamaulka Tana River sida uu xaqiijiyay madaxa booliiska ismaamlka Michael Koni in laba dhakhatiir loga yeeray ismamulka Nairobi.

Dhakhatiirta caafimadka ismamamulada Wajir iyo Garissa ayaa laga soo waday ismaamuladas ka dib markii la talinta qaran ee amaanka ay sidaasi soo jeediyeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *