Dhaqaatiirta u dhashay wadanka Cuba oo dalka ku sugan oo cabsi soo wajahday kadb dhacdadi mandera

Dhaqaatiirta caafimaad ee laga keenay wadanka Cuba ayaa laga cabsi qaba inay isaga soo baxaan isamamulada Wajeer,Garissa,Tana River,iyo Lamu kadib markii dhawaan laba dhaqaatiir ah laga afduubtay isamamul gobleedka Mandera .
Dhaqaatiirtan ayaa ka cabsi qaba inay sii joogaan ismaamulada xuduuda la leh wadanka Somalia.
Dr Assel Herera Correa, iyo Dr Landy Rodriguez, ayaa lagu afduubey magaalada Mandera Jimcihii, 12-kii bishan Abriil intii ay u socdeen shaqadooda.
Ila iyo hadda laamaha mmaanka ayaa wada baaritaano xoogan oo ay ku soo badbaadinayaan dhaqaatiirtaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *