Faah faahin dad ku dhintay Diyaarad ku burburtay garoonka diyaaradaha ee wadanka Nepal

3 qof ayaa lagu soo waramaya inay ku nafwaayeen diyaarad ku buuburtay garoonka diyaaradaha Lukla ee dalka Nepal.
Duuliyihii diyaaradda iyo labo askari oo booliis ah oo waddada diyaaradda ka ag dhawaa ayaa geeriyooday, saddex qof oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray.
Garoonkii ay ku burburtay diyaaradaasi ayaa lagu tilmaama garoomada ugu halista badan oo ay diyaaraduhu ku caga dhigtaan.
Ila iyo hadda lama oga sababtii keentay in diyaaradaasi burburto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *