Nin dil u gaystay gabar ay saaxibo ahaayeen oo maanta maxkmad ka hor muuqan doona

Ninkii dilay gabar ardayad ahayd oo lagu magacaabi jiray Ivy Wangechi ayaa lagu wada inuu maanta ka soo hormuuqdo maxkmad ku taala magaalada Eldoret.
Ninkan oo lagu magacaabo Naftali Kinuthia ayaa kala ogaan ogaan doona in maxkmada ay u ogaalaan doonto inay dammaanad ku sii dayso iyo inay u diido.
Qoyska Ms Wangechi ayaa sheegay Axaddi shalay in gabadhooda la aasi doono maalinta Khamiista ah laguna aasi doono gurigooda oo ku yaala Mahiga, ee ismamul goboleedka Nyeri.
Laamaha ammaanka ayaa wali gacanta ku haya ninki dilay gabadhi dhiganaysay jaamacada Moi .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *