Ciidamada oo qabtay dad watay dahab faalisa ah

Ciidamada loo yaqaano Flying Squad ayaa xiray lix qof oo watay 50 Kiilograam oo dahab faalis ah oo ay ku dhacayeen dad badan.

Dadkan lagu helay dahabka ayaa lagu qabtay xaafada Kilimaani ee magaala madaxda dalka Nairobi.

Sido kale ciidamada ayaa sheegay in dambiilayaashan laghu arkay 2.6 bilyan oo lacago faalis ah ama aan shaqeyneyn .

Tan ayaa timid wax ka yar hal bil kadib markii koox kale oo dahab been abuur ah lagu qabtay magaaladatan Nairobi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *