Kaniisada ugu weyn ee dalka France oo uu dab ka kacay

Dab-demiyeyaasha magaalada Paris ee wadanka Faranbce ayaa ku guulaystay inay damiyaan dab xoogan oo ka kacay saqafka kore ee kanaasid ku taala Paris.

Kaniisadaas ayaa lagu magacaaba Notre Dame Cathedral waxaana sanad walba kaniisadaasi booqda dadka reer galbeedka .

 Ial 400 oo dabdamiyaal ah ayaa la geeyay goobtii uu dabku ka kacay .

Ma cadda waxa dhaliyay dabkaas balse laamaha ammaanka ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaano lagu ogaanayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *