Ninkii dilay Gabadh dhiganaysay jaamacadda Moi oo xabsiga lagu sii heyn doona 14 maalmood ah

Naftali Kinuthia, oo ah ninka dilay gabadh areyad ahayd oo lagu magacaabi jiray Ivy Wangeci ayaa xabsiga lagu sii heyn doona muddo 14 maalmood ah inta ay ciidamada ka soo gabagabeyn doonaan kiiskiisa.

Mr Kinuthia, oo 28-jir ah, ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah  maxkamad ku taal Eldoret .

Xaakinada maxkamada ayaa codsaday in xabsiga lagu sii hayo inta baaritaano dheeraad ah lagu sameynayo.

Eedeysanahan ayaa ka muuqata dhawaac culus oo ay u gaysteen shacab ka caraysan dilka uu u gaystay Ivy Wangechi oo uu xariir kala dhaxeeyay .

Gabdhan ayaa dhiganaysay inta aan la dilin jaamacadda Moi .

30-ka bishan Apriil ayaa lagu wada oin mar kale Mr Kinuthia dacwadiisa dib loo furo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *