Wasiirka maaliyadda Hindiya oo sheegay inuu kobci doono dhaqaalaha wadanka Hindiya

Wasiirka Maaliyadda ee Hindiya Arun Jaitley ayaa sheegay in Hindiya ay noqon doonto wadamada ugu dhaqaalaha badan ee aduunka sanadka 2030.

Waxa uu sheegay in Hindiya  ay haysan doonto  wax ka badan $ 10 trillion oo qiyaastii $ 2.9 trillion ah.

Xukumadda Ra’iisul Wasaare Narendra Modi shantii sano ee la soo dhaafay lagu ammaanay waxqabad wanaagsan

Bisha May aya la go,aamin doona  in xisbiga dadwaynaha Hindiga ah ee Bharatiya Janata Party (BJP) uu hoggaamiyo Modi la dooran doono muddo shan sano oo kale  ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *