Guddoomiyihii hore ee guddiga qaran ee dhulalka oo la xiray

Waxaa goor dhow xabsiga loo taxaabay guddoomiyihii hore ee guddiga qaran ee arrimaha dhulalka(NLC) Maxamad Swazuri iyo saraakiil kale oo ay horay u soo wada shaqeyeen.
Saraakiisha guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa eedeysanayaashan oo loo haysto falal musuqmaasuq gacanta ku dhigay kaddib howlgalo saaka laga sameeyay guriyaha ay ku leeyihiin magaaladatani Nairobi.
Waxaa dhammaantood loo haystaa fadeexad ka dhalatay qorsho magdhow loogu sameynayay dadkii deganaa halka laga dhisay khadka casriga ee tareenada ee SGR-ka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *