Lionel Messi oo ka hadlay guushii ay ka gaareen kooxda Man United

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa saxaafada ka soo hor muuqday kadib markii uu kooxdiisa ka caawiyay in ay u soo baxday afar dhamaadka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league isaga oo dhaliyay laba ka mid ah saddexdii gool ee ay Barca ku garaacay Man United.
Lionel Messi ayaa cadeeyay in shantii daqiiqo ee ugu horaysay kulankii Man United ay ahaayeen kuwo naxsan oo qabow balse waxa uu xusay in ay kadib la wareegeen maamulka ciyaarta wuxuuna ku faanay in ay tani muujisay waxa ay yihiin.
Messi ayaa ku dooday in uu nasiib ku lahaa goolkii furitaanka inkasta oo uu shaqo wayn ka qabtay sidii uu Ashley Young kubbada ugaga soo guulaystay iyo waliba qaabkii uu xidigaha kale ee United

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *