Posted in WARARKA

Ismaamulka Nyandarua oo ku guulaystay abaalmarinta sannadka ee bangiga adduunka

Dowlad deegaanka Nyandarua ee gobolka bartamaha dalka ayaa sannadkan 2019-ka loo aqoonsaday inuu yahay ismaamulka ugu wanaagsan ee abaalmarinta bangiga adduunka. Bangiga adduunka ayaa si…

Posted in WARARKA

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wadahadalka ayaa intiisa…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo warbixin ka soo saartay dagaalada Liibiya

Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 25,000 qof ay ku barakaceen gudaha wadanka Liibiya. 4,500 oo dadkan…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo isku shaandheyn sameeyay

Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistani Imran Khan ayaa toddobo bilood un kaddib markii uu xilka qabtay waxaa uu isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada. Wasiirka maaliyadda…

Posted in WARARKA

Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan dalka Masar ayaa waxaa uu booqday Jaamacadda Al-Azhar oo ay dhigtaan arday ay soomaali…

Posted in WARARKA

Shirkadaha booshada soo saaro oo digniin loo jeediyay

Golaha wasiirada ee dalka oo yeeshay shir uu guddoominayay madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa waxaa uu digniin adag u diray shirkadaha soo saaro cunnooyinka ay ka…

Posted in WARARKA

Hay’ada tayo-dhowrka Soomaaliya oo dhawaan la dhisayo.

Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed, kaasoo lagu dhisayo Hay’ad ka hortagta…

Posted in WARARKA

Wafdi ka socda wasaarada Beeraha Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Khuburo ka socotay wasaaradabeeraha iyo waraadka dowlada Soomaaliya Hay’ada Search iyo Midowga Yurub ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka galmudug waxayna la kulmeen masuuliyiinta…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Mali oo iscasilay kaddib xasuuq la geystay

Wararka naga soo gaaraya dalka Mali ayaa sheegaya inuu iscasilay ra’iisul wasaare Soumeylou Boubeye Maiga . Tallaabadan ayaa timid kaddib markii toddobaadyo ka hor ilaa…

Posted in WARARKA

7 qof oo loo xiray inay ka ganacsanayeen taleefoonada faliiska ah

Ciidamada qaabilsan ka hor tagga in wadanka la soo geliyo iyo ka ganacsiga badeecooyinka kontarabaanka ah ayaa baaritaano ay ka sameyaan gudaha magaaladatani Nairobi waxay…