Posted in WARARKA

Dhulgariir saameeyay Ecuador

Dhulgariir uu cabirkiisu yahay 7.7 ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhuftay koonfurta bari ee magaalada Ambato ee wadanka Ecuador. Dhacdadan ayaa saameysay masaafa dhan…

Posted in WARARKA

Eedeysanayaal loo xiray musaafurinta dadka

Laba qof oo u dhashay wadamada Kenya iyo India ayaa xabsiga ku sii jiri doono 5 maalmood kaddib markii lagu eedeyay inay ku howlanayeen musaafurinta…

Posted in WARARKA

Xildhibaankii hore ee galbeedka Wajeer oo la siiyay tikeedhka xisbiga Jubilee

Mudanihii hore ee degaan baarlamaneedka galbeedka Wajeer Axmad Qaloosh ayaa maanta si rasmi ah loo guddoonsiiyay tikeedhka xisbiga talada haya ee Jubilee oo uu mar…

Posted in WARARKA

In ka badan 20 ka mid ah maareeyasha bangiyada oo la doonayo in dacwado lagu soo oogo

Ugu yaraan 20 ka mid ah maamulayaasha sar sare ee 5 bangi oo ku yaallo dalka ayaa waxaa suurtagal ah in xabsiga loo taxaabo. Waxaa…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Maduro oo xiraya xadka dalkiisa uu la wadaago Brazil

Hoggaamiyaha wadanka Venezuela Mr. Nicolas Maduro ayaa sheegay in dowladiisa ay xiri doonto xadka ay la wadaagto wadanka Brazil. Waxaa uu carrabka ku dhuftay in…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyayaasha ismaamulada Kisumu, Siaya iyo Homa Bay oo soo afjaray shaqa joojintii ay ku guda jireen

Kalkaaliyayaasha ka howlgalo isbitaalada dowladda ee ku yaallo maamul goboleedyada Kisumu, Siaya iyo Homa Bay oo ka wada tirsan gobolka Nyanza ayaa dib ugu laabtay…

Posted in WARARKA

Guddiga adeega macalimiinta oo doonayo in loo kordhiyo miisaaniyadda dhaqaale

Guddiga adeegga macalimiinta ee TSC ayaa doonaya miisaaniyad dheeraad ah oo dhan 27 bilyan oo shilin si ay ugu suurtagasho inuu barayaal dheeraad ah shaqaleysiiyo….

Posted in WARARKA

Kenya oo soomaaliya ka dalbatay raaligelin

Wasiiradda wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Dr. Monica Juma oo shir jaraaid ku qabatay magaaladatani Nairobi ayaa wacad ku martay in Kenya aanan marnaba laga…

Posted in WARARKA

Senetarada dalka oo soo jeediyay in ardayda laga cafiyo lacagha amaahda ah ee guddiga HELB

Waxaa walaac xooggan uu ka dhashay hadal ka soo yeeray wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad kaasi oo ahaa inay kaashan doonaan laamaha ammaanka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM .21.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/WARKA-HABEENIMO-FIINAL-2019-10PM.mp3