Posted in QORAALADA GAARKA AH

Cunug yar oo 14  biliood jirta oo dunida kayaabsatay.

Sida ay qortay jariidada Daily Mail ee dalka Ingiriiska ka soo baxda canugtan yar ee xariif ka ah ayaa ku socota taariyadda korontada ku shaqeeya…

Posted in QORAALADA GAARKA AH

Dhacdo:-Wiil Taleefoon Awgii Wabiga Shabeelle Ugu Geeriyooday

Wararka Ka Imaanaya Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Ayaa Sheegaya In Wabiga Shabeelle Qeybta Uu Ka Maro Degmadasi Laga Baadi Goobayo Meydka Wiil Dhalinyaro…

Posted in QORAALADA GAARKA AH WARARKA

qodob xiiso leh:Waligaa mamaqashay lacago dheeraad ah in shirkad ay shaqaalaheeda kusiineyso hurdada ay sexdaan

Shirkadda  Crazy Mask  ee dalka Japan ayaa ku dhawaaqday in shaqaalaheeda sida wanaagsan u hurda ay ku abaalmarineyso lacago dheeraad ah oo mushaaka ka baxsan….

Posted in Faallo QORAALADA GAARKA AH WARARKA

Xubin cusub oo jirka binaadamka katirsan oo la ogaaday

  Saynisyahanno ka tirsan Mac’hadkadka Garvan ee cilmi-baarista caafimaadka ee dalka Australia ayaa helay “xubin yar” oo ka tirsan jirka aadanaha oo aan horey loo aqoon, xubintani…

Posted in Faallo QORAALADA GAARKA AH WARARKA

Daraasad Muujineysa Dhinaca Madow ee Ay Leedahay Xaasidnimada.

Koox khubarayal ah oo ka tirsan jaamacadda MGPPU university  ee dalka Ruushka ayaa sameeyay daraasad ku aaddan rabitaanka qofka inuu noqdo mid dhammeystiran iyo saameynta…

Posted in QORAALADA GAARKA AH

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha Abaalmarinta Dhageystiyasha 21-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/Madasha-21-01-2018.mp3