Posted in CIYAARAHA

Real Madrid oo cadaadis ku saareyso Man City si ay uga iibiso Raheem Sterling.

Kooxda Real Madrid iyo maamulkeeda ayaa waxay doonayaan inay dib u habeyn ku sameeyaan kooxda kadib bixitaanka Ronaldo. Daily Mail ayaa heshay xog ah in…

Posted in CIYAARAHA

Nemanja Matić oo shaki weyn la galinaayo inuu ciyaari doono kulanka Chelsea.

Sky Sports ayaa shaaca ka qaaday in wali shaki la galinaayo in Nemanja Matić uu cxiyaari doono kulanka adage ee kooxdiisa la cayaari doonto kooxda…

Posted in CIYAARAHA

Arsène Wenger oo ka hadlay cida ku guuleysan doonto Ballon d’Or 2018

Tababarihii hore ee kooxda Arsenal ee Arsène Wenger ayaa qemeyn ku sameeyay guuleystaha abaalmarinta Ballon d’Or 2018, oo ay dhawaan bixin doonto France Football. Wenger…

Posted in CIYAARAHA

Koscielny oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah

Difaaca kooxda Arsenala iyo xulka qaranka France ee Laurent Koscielny ayaa si rasmi shaaca uga qaaday inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah xili xiddigan ay…

Posted in CIYAARAHA

Modric oo ku guuleystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican aduunka.

FIFA ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday in laacibka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Croatia ee Luka Modric uu ku guulaystay abaal marinta…

Posted in CIYAARAHA

HORDHAC: kooxaha Barcelona iyo PSV Eindhoven ee caawa

Barcelona ayaa caawa garoonkeda Nou Camp ku qaabili doontaa dheesha kowaad ee koobka Champions League kooxda PSV Eindhoven ee wadanka Netherlands. Kooxda Catalans ayaa ku…

Posted in CIYAARAHA

RASMI: Barca oo ku dhawaaqday liiska xidigaha ay kaga qeyb galaysa Champions League

Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday liiskeeda rasmiga ee xidigaha ay kaga qeyb galaysa tartanka Champions League xili ciyaareedka 2018-2019. Barcaayaa tartanka Champions League horey…

Posted in CIYAARAHA

Faouzi Benzarti oo sheegay in Mohamed Salah uusan aheyn laacibka ugu fiican aduunka.

Tababaraha xulka Faouzi Benzarti ayaa meesha ka saaray in Mohamed Salah uu yahay xidiga ugu laacibsan aduunka xiligan la joogo, kadib markii xiddigan uu qeyb…

Posted in CIYAARAHA

kooxda jeventus oo lagu wado in ay soo iibsato marcelo

Kooxda Juventus ayaa Marcelo lala xiriirinayaa tan ilaa markii ay la soo wareegtay Xiddiga Cristiano Ronaldo suuqii xagaaga iyaga oo doonaya in ay labada xiddig…

Posted in CIYAARAHA

Kulanka Ay Wada Ciyaari Doonaan Kooxaha Barcelona iyo Girona Oo Taariikh U Dhigi Doona Horyaalka La Liga.

Xiriirka kubada cagta Spian ayaa bishii hore shaaciyay in ay heshiis la galeen shirkad ku takhasustay xayaysiisyada iyada oo kula heshiisay in ay uddo 15…