Posted in CIYAARAHA

DEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka Chamions League oo la sameeyay.Kooxda aad taageerto yay ku aaday halkan ka bogo

Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qorituurka wareega 16-ka ee Champions League oo ay kooxa adag isku adeen. Kooxaha adag ee isku aaday…

Posted in CIYAARAHA

Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta sideeda Duhurnimo la sameynayo: Halkan ka bogo wax walba aad u baahantahay.

Waxaa maanta sideeda duhurnimo la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka ee Champions League. Kooxaha Koowaad ku soo baxay: Barcelona, Bayern Munich, Borussia Dortmund, FC…

Posted in CIYAARAHA

Ozil oo lagu eedeeyay Guul daradii Arsenal shalay ka soo gaartay Southampton.….

Arsenal ayaa shaley la gaarsiiyay guul daro kadib markii ay 22 kulan wax guul daro ah aysan la kulmin. Southampton ayaa uga adkaatay 3:2 Taageerayaal…

Posted in CIYAARAHA

Luka Modric oo xalay ku guuleystay abaalmarinta laacibka aduunka ee Ballon d’Or.

Waxaa xalay sidii la filaayayba abaalmarinta laacibka aduunka ugu fiican ee Ballon d’Or ku guuleystay Luka Modric Messi iyo Ronaldo oo biladan 10-kii sano ee…

Posted in CIYAARAHA

Arjen Robben oo 10 sano kadib ku dhawaaqay inuu ka tagaayo kooxda Bayern Munich.

Arjen Robben oo horay ugu soo ciyaaray kooxaha Chelsea Iyo Real Madrid haatana ka tirsan xidigaha kooxda Bayern Munich ayaa 10 sano kadib ku dhawaaqay…

Posted in CIYAARAHA

lucas Moura oo hanjabaad hawada u mariyay tababare Unia Emry iyo kooxdiisa

Kooxaha Arsenal iyo Tottonhan ayaa maalinka axada ee isbuucan wada ciyaari doonaa kulan ka tirsan Epl-ka, kasoo loo yaqaano London Derby. lucas Moura ayaa ka…

Posted in CIYAARAHA

Gerard Pique oo ka hadlay fikirkiisa kaga aadan in Neymar markale dib ugu soo laabto Barcelona.

Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa sheegay Neymar in markale dib ugu soo laabta Barcelona ay adagtahay xiligan. Laacibkan reer Brazil ayaa xiliyadii la…

Posted in CIYAARAHA

Mauricio Pochettino oo fariin cabsi ah u diray kooxda Barcelona

Tababaraha reer Argantina iyo kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa ku adkeystay inuusan is dhiibeynin ka hor kulanka ay Spurs la cayaari doonto Barcelona wareega ugu…

Posted in CIYAARAHA

Tababaraha Liverpool oo weerar ku qaaday Neymar Jr, kadib guuldaradii kasoo gaartay PSG

Macalinka Liverpool Jurgen Klopp ayaa waqreysi uu bixiyay muran xooggan ku dhaliyay guuldaradii 2-1 ahayd ee kasoo gaartay kooxda Paris St Germain, kulankooda 5-aad heerka…

Posted in CIYAARAHA

ARRIN LA YAAB LEH: kooxda uu Trump taageero oo la ogaaday, wuxuuna taageeraa Arsenal.

Madaxweynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee sida aadka u xiiseeya kubadda cagta. Madaxweyne Trump ma han mid qarsada…