Posted in WARARKA

Ra’isulwasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka qayb galay kulan looga hadlayay ka hortago xagjirnimada.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium kaga qayb galay shir looga hadlayo ka hor-tagga…

Posted in WARARKA

Baaq Loo Diray Xildhibanada Golaha Shacabka Ee Ku Maqan Safarada Dibadda

Xili shalay lagu dhawaaqay in 27-ka bishaan in uu furmayo Kal-fadhiga 5-aad ee golaha shacabka kuna began Arbacada soo socota ayaa dhinaca kalana baaq loo…

Posted in WARARKA

Siyaasiyiinta xisbiga ODM oo ku xigeenka madaxweynaha dalka dhaliil u jeediyay

Hoggaamiyaasha siyaasadeed ee ka tirsan xisbiga ODM ayaa doonaya in madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta uu billaabo olole si deg deg ah looga jawaabayo saameynta…

Posted in WARARKA

Guddiga EACC oo soo jeediyay in xabsi daa’in lagu xukumo dadka ku kaco musuqmaasuqa

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa maanta baarlamaanka dalka u soo jeediyay inuu soo saaro sharci dhigaya in eedeysanayaasha lagu caddeeyo inay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA FIIDNIMO EE IDAACADDA STAR FM 20:30 PM 21-3-2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-21.03.2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Waaxda cadaaladda ee Maraykanka oo u yeertay madaxda shirkadda diyaaradaha ee Boeing

Waaxda cadaaladda ee dowladda Maraykanka ayaa lagu soo warramayaa inay u yeertay madaxda shirkadda diyaaradaha ee nooca Boeing 737 Max 8 sida ay ku warramayso…

Posted in WARARKA

Hay’adda laanqayrta cas Kenya oo codsatay 8 milyan oo lagu caawinayo shacabka 17 ismaamul

Hay’adda laanqayrta cas Kenya ayaa maanta bilowday olole codsi oo ku aadan in la caawiyo in ka badan hal milyan oo qof oo ku nool…

Posted in WARARKA

madaxweyne kuxigeenka dalka wiliam ruto oo booqanaya ismaamulka mandera.

xildhibaanka lagasoodoorto magalada mandera cumar maxamed macalin (cumar saala) ayaa sheegay maalinta sabtida wafdi uu hogaaminaayo madaxwayne kuxigeenka dalka william Rutto inay mandera tagidoonaan asagoona…

Posted in WARARKA

Kulanka Guddiga joogtada oo furmay iyo qodobo laga soo saarayo

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kulanka 1-aad kal fadhiga 5-aad ee guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha kulanka ayaa ah…

Posted in WARARKA

Guddoomiyihii hore ee ismaamulka Kiambu oo digniin adag ka soo saaray musuqmaasuqa

Barasaabkii hore ee dowlad deegaanka Kiambu ee gobolka bartamaha dalka Mr. William Kabogo ayaa dowladda dhexe ugu baaqay inay soo afjarto falalka musuqmaasuqa ee ka…