Posted in Faallo

Moses Kuria oo beeniyay inuu iska casilay xilka xidhlibaanimo ee deegaanka waqoyga Kuria.

Xidhibaanka waqoyga Gatundu Moses Kuria ayaa maanta beeniyay warar dhawaanahan la isla dhexmaraayay oo sheegayay in mudanaha uu iska casilay xilkiisa mudananimo. Wargeyska THE star…

Posted in Faallo

Shah Rukh Khan Iyo Kajol Oo Soo Wada Filim Cusub.

Aktarada kala ah Shah Rukh Khan iyo Kajol ayaa la sheegaya inay soo bandhigayaan qeybta labaad ee filimka caanka ah ee Hindi Medium oo ah…

Posted in Faallo

FEDERAALKU IMISA AYUU MUSHKILADDEENNA KA YAHAY

Hordhac Soomaali hadaan nahay waxaa caado inoo noqotay in mushkilad kasta ee siyaasadeed iyo culays walba ee soo wajaha dowladnimadeenna si aan ka fiirsasho lahayn…

Posted in Faallo QORAALADA GAARKA AH WARARKA

Xubin cusub oo jirka binaadamka katirsan oo la ogaaday

  Saynisyahanno ka tirsan Mac’hadkadka Garvan ee cilmi-baarista caafimaadka ee dalka Australia ayaa helay “xubin yar” oo ka tirsan jirka aadanaha oo aan horey loo aqoon, xubintani…

Posted in Faallo QORAALADA GAARKA AH WARARKA

Daraasad Muujineysa Dhinaca Madow ee Ay Leedahay Xaasidnimada.

Koox khubarayal ah oo ka tirsan jaamacadda MGPPU university  ee dalka Ruushka ayaa sameeyay daraasad ku aaddan rabitaanka qofka inuu noqdo mid dhammeystiran iyo saameynta…

Posted in Faallo WARARKA

WARBIXIN :Dowlda dalka rushka oo kutilmaamatay cunaqabateynada cusub ee uu marenkanka saaray kuwa aan la aqbali karin .

Aqalka Kremlin-ka dalkaasi Rushka ayaa maalintii khamistii kudhawaaqay in cunaqabateynada uu mareykanka saaray dalka rushka ay yihiin kuwa aan la aqbali Karin, cunaqabateynadan ayaa xukuumada…

Posted in Faallo

Tollow xifaaltankii siyaasadeed ee uu dhexeeyay qoysaska Kenyatta iyo Odhinga ma soo idlaaday?

BY AYDID IBRAHIM OSMAN Qoysaska Kenyatta iyo Odhinga ayaa ah laba qoys oo si weyn looga yaqaano dalkan Kenya in ka badan muddo nus qarni…

Posted in Faallo

Kadeedka Korneylkii Kabarka Qaad Kadalloobay!!!

Korneyl/Colonel waa mid ka mid ah Darajooyinka ay ciidamada gaaraan Waa ku-dhawaad waqtiga la oogo salaadda Casir, xilliga caasimadda Somaliya ee Muqdisho, goobtu waa wadada…

Posted in Faallo

Kenya halkee ayay ku socotaa???

BY AYDID IBRAHIM OSMAN   Sannadkan dabayaaqada si ah ee 2017-ka ayaa noqon doonaa mid dadka Kenyaanka ah aysan illaawi doonin iyadoo sannadkan lagu tilmaamay…