Posted in WARARKA

Faransiiska oo cunqabatayn saaraya Sacuudi Carabiya

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada ee Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa sheegay in wadankiisa uu cunaqabatayn ku soo rogayo boqortooyada Sacuudi Carabiya oo lagu eedeyay dilkii…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo maanta ka doodi doono sharciga sinnaanta Jinsiyadda

Baarlamaanka dalka ayaa lagu wadaa inuu galinka dambe ee maanta uu yeesho dood ku saabsan sida sara loogu soo qaadi karo tirada haweenka ee xubnaha…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Hooyo 68 sano jir ah oo doonaysa inay ku biirto dugsiga sare

Hooyo dhalasho ahaan ka soo jeedo ismaamulka Makueni oo sannadkan sameysay imtixaanka fasalka sideedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ayaa ku raja weyn inay…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo ciidamada difaaca dalka ku wareejiyay 12 baabuur oo gaashaaman

Dowlada Maraykanka ayaa ciidamada difaaca dalka ee KDF-ta ku wareejisay 12 gawaari oo gaashaaman ahna nooca loo yaqaano (APCs). Tallaabadan ayaa la doonaya inay sii…

Posted in WARARKA

Fahfaahina dheeraad ah oo ka soo baxaaya dagaal dhexmaray ciidamada Soomaaliya iyo Al-Shabab

waxay Faahfaahino dheeraad ah kasoo baxaya dagaal ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ku dhexmaray deegaan ku yaala duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Dagaalka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shacabka Beledxaawo ee shabaab xukunka u doonta oo amaro lagu soo rogay.

Gudoomiyaha degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo iyo taliyaha Nabadsugida ee Ciidamada ku sugan Gobolkaasi Gedo ayaa ku dhawaaqay awaamiir Cusub oo lagu kusoo rogay Shacabka…

Posted in WARARKA

3 qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Maraykanka

Wararka naga soo gaaraya magaalada Chicago ee dalka Maraykanka ayaa sheegaya in nin hubeysan uu toogasho ku dilay saddex qof. Toogashada oo markii dambe ninkii…

Posted in WARARKA

32 macalimiin ah oo shaqada laga ceyriyay kadib faraxumayn ay arday u geysteen

Madaxa fulinta ee guddiga adeegga macalimiinta ee TSC, Mrs. Nancy Macharia ayaa sheegtay in barayaal dhan 32 shaqada laga eryay kadib markii la ogaaday inay…

Posted in WARARKA

In ka badan 8,300 arday ah oo aanan samayn imtixaanadii KCPE-da

Wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa sheegtay in ugu yaraan 8,347 oo ka mid ah ardaydii sannadkan isdiiwaangelisay aynan u fariisan imtixaanadii fasalka…

Posted in WARARKA

Dhagayso: Warka habeenimo ee idaacada Star Fm

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/WARKA-HABEENIMO-FIINAL-10PM-2018.mp3