Posted in WARARKA

Guddoomiyihii hore ee ismaamulka Kiambu oo digniin adag ka soo saaray musuqmaasuqa

Barasaabkii hore ee dowlad deegaanka Kiambu ee gobolka bartamaha dalka Mr. William Kabogo ayaa dowladda dhexe ugu baaqay inay soo afjarto falalka musuqmaasuqa ee ka…

Posted in WARARKA

4 eedeysane oo lala xariiriyay lacago faalis ah oo maxkamadda la soo taagay

Waxaa maanta maxkamadda Milimani ee magaaladatani Nairobi ka soo hor muuqday afar qof oo lagu eedeyay inay ku lug leeyihiin fadeexad dhawaan soo baxday oo…

Posted in WARARKA

Dubat Cali Cameey oo baaq ka soo saaray saameynta abaaraha

Guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka dowla deegaanka Garissa Dubat Cali Camey ayaa ku baaqay in gargaar deg deg…

Posted in WARARKA

Ciidanka dowlada iyo AL-shabaab oo ku dagaalamay gobolka shabeelada Hoose.

Dagaalkaan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa u dhaxeeyey Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Ururka Al-Shabaab,waxana uu xalay ka…

Posted in WARARKA

Gudiga Joogtada ee Golaha shacabka Soomaaliya oo Maanta kulan yeelanaya.

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in guddiga joogtada Golaha Shacabka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan Xaruntooda Magalada Muqdisho, iyagoo kulankaas kaga hadli doona…

Posted in WARARKA

Maamulka Hirshabeelo oo sheegay inaysan khatar amni jirin kadib markii ay ciidamadu bananeeyeen deegaano dhowr ah.

Madaxtooyada Maamul Goboleedka Hir-Shabelle ayaa faah faahin ka bixisay xaalada guud ee amni deegaanadii ay ka baxeen ciidamada ka cabanayay mushaar la’aanta ee Gobolka Shabeellaha…

Posted in WARARKA

Wadanka New Zealand oo laga mamnuucay hubka fudud

Dowladda dalka New Zealand ayaa gebi ahaanba mamnuucay isticmaalka hubka fudud iyo kuwa la midka ah nooca ay militariga adeegsadaan. Tallaabadan ayaa ah mid looga…

Posted in WARARKA

10 qof oo loo haystay dilal ka dhacay ismaamulka Vihiga oo la siidaayay

Maxkamad ku taalla ismaamulka Kakamega ee galbeedka dalka ayaa siidaysay 10 ka mid ah 17 eedeysane oo lala xariiriyay dhac iyo dilal horay looga geystay…

Posted in WARARKA

In ka badan 200 oo dugsi oo aan weli lacago ka helin dowladda

Maamulayaasha dugsiyada sare ee dalka ayaa cabasho ka muujinaya in wasaaradda maaliyadda aynan weli lacagihii loogu tala galay ku wareejin in ka badan 200 oo…

Posted in WARARKA

Aqalka sare ee dalka oo baaraya xaaladaha dhaqatiirta Kenyaanka ee ku sugan Cuba

Aqalka sare ee dalka ayaa guda galay inuu baaritaano ku sameeyo xaaladda noololeed ee 49 dhaqatiir Kenyaan ah oo ku sugan wadanka Cuba kaddib markii…