Posted in WARARKA

Khasaare ka dhashay Shil ka dhacay duleedka Muqdisho

Shil Khasaare geystay ayaa ka dhacay degaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Shilka…

Posted in WARARKA

Mudo kordhin loo sameeyya golaha guurtida Soomaaliland.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada ee isla maamulkaasi. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Muddo…

Posted in WARARKA

Abaanduulaha booliska oo sheegay in ciidamada ay iska caabiyeen koox xalay soo weerartay shimbireey

Taliyaha guud ee ciidamada booliska dalka Mr. Joseph Boinnet ayaa ka hadlay weerar xalay ka dhacay degmada Shimbireey oo ka tirsan ismaamulka Garissa. Mr. Boinnet…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Hirshabeele oo sheegay inay jiraan shaqsiyaad abaabulayo dagaalo beeleedyada.

Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si adag wuxuu uga hadlay dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolada Hiiraan iyo shabeelada dhexe….

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay xariga Roobow Abuu Mansuur.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Maxamed Lafta Gareen iyo Siyaasiyiin kasoo jeedda degaanada maamulkaasi ayaa sheegay inay bilaabeen dadaallo kala duwan oo lagu doonaayo…

Posted in WARARKA

Mid ka mid ah xildhibaanada Soomaaliya oo ku baaqay inaan hub loo ogolaan shacabka iyo masuuliyiinta kale.

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah golaha shacabaka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo jeediyay in masuuliyiinta iyo shacabka ku nool deegaanada maamulka Koonfur…

Posted in WARARKA

Hay’adda Oxfam oo ku talisay in canshuur dheeraad ah la saaro maalqabeenada caalamka

Hay’adda gargaarka ee Oxfam ayaa dowladaha caalamka ku boorisay inay sara u qaadaan canshuurta ay bixiyaan dadka maalqabeenka ah. Warbixin ay soo bandhigtay ayay Oxfam…

Posted in WARARKA

Musalia Mudavadi oo ka hadlay qaabka lagula dagaallami karo argagixisada

Madaxa xisbiga ANC horayna u soo noqday ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Musalia Mudavadi ayaa ku taliyay in shaqada laga istaajiyo saraakiisha lagu eedeya inay…

Posted in WARARKA

Guddiga TSC oo diiday codsi uga yimid macalimiin howlgab noqday

Guddiga adeegga macalimiinta dalka ee TSC ayaa sheegay inaynan suurtagal ahayn inuu bixiyo lacag dhan 43 bilyan oo ay sheeganayaan barayaal gaaraya 52,000 oo howlgab…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo la kulmaya taliyaasha sar sare ee booliska

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta lagu wadaa inuu ismaamulka Mombasa kulan kula qaato taliyaasha booliska ee maamul goboleedyada. Sannadkii hore ayay ahayd markii…