Indhafiiq lacag la’aan ah oo laga sameynayo Dadaab

Waxaa xeryaha qaxootiga ee Dadaab ka socda mashruuc indha fiiq oo si lacag la’aan ah ay u fulinayaan qaar kamid ah dadkii xeryaha ka dhoofay waxaana ka faaiiday ku dhawaad 400 oo qof.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahuinta qodobkan Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here