India oo dadkii ugu tirada badnaa ay bil gudaheed ugu dhinteen COVID19

Dalka India ayaa laga xaqiijiyay dhimashadii ugu badneyd ee ka dhalatay cudurka COVID19 ee hal bil gudaheed la diiwaangeliyay.
Wasaaradda caafimaadka ee wadankaas ayaa sheegtay in 24 saacadood gudaheed ay cudurka u dhinteen 1,133 qof.
Tani ayaa dhimashada guud ee ilaa iyo hadda India laga xaqiijiyay ka dhigaysa 72,775 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here