India oo diiwaangelisay kiisakii ugu badnaa ee maalinla ah

Dowladda India ayaa xaqiijisay 15,413 oo ah xaaladaha dheeraad ee fayraska corona.
Tiradan ayaa ah midii ugu badneyn ee hal maalin gudaheed la diiwaangeliyo.
Kiisaska guud ee coronavirus gudaha India waxay hadda yihiin 410,461, sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee dalkaasi.
Waxaaa sido kale la soo tabiyay 306 oo dhimaso dheeraad ah tani oo dhimashada guud ka dhigtay 13,254.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here