India oo laga xaqiijiyay in ka badan 50,000 oo ah xaaladaha cusub ee corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay inay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay diiwaangelisay 52,972 oo ah xaalado hor leh oo la xiriira caabuqa corona.
Tani ayaa tirade guud ee kiisaska ka dhigaysa 1.8 milyan.
Dhimashada cusub ee ka dhalatay cudurka COVID19 gudaha India ayaa ah 771 waxayna hadda dhimashada guud tahay 38,135.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here