India oo laga xaqiijiyay in ka badan 96,000 oo ah xaaladaha cusub ee COVID19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay in 24 saacadood gudahood ay diiwaangelisay kiisas cusub oo COVID19 oo dhan 96,551.
Tani ayaa tirada guud ee kiisaska fayraska corona ee India ka dhigtay 4.5 milyan.
Waxaa sido kale cudurka wadankaas ugu dhimatay 1,209 qof oo dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here