India oo mar kale xayiraado soo rogtay

Dowladda India ayaa mar kale soo rogtay xayiraado dhanka isku socodka ah.
Tallaabadan ayaa timid kaddib markii ay kordheen kiisaska coronavirus ee halkaas laga diiwaangeliyay.
Khuburada caafimaadka ee Maraykanka waxay sheegayaan inay tijaabadii ugu dambeysay ku sameynayaan daawo xoojisay difaaca dad lagu tijaabiyay.
Caalamka kiisaska fayraska corona waxaa ku sii kordhay 65,682 xaaladood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here