India oo xaqiijisay in ka badan 11 kun oo kiisas coronavirus ah

Dowladda dalka India ayaa shaacisay xaalado cusub oo coronavirus oo gaaraya 11,929.
Tiradan ayaa lagu sheegay midii ugu badneyd ee gudaha wadankaas hal maalin laga xaqiijiyo tan iyo dabayaaqadii bishii Jannaayo ee sannadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here