Indonesia oo diiwaan galisay 1,268 xaaladood oo cusub iyo 68 dhimasha ah

Dalka Indonesia ayaa lagu soo waramaya in 1,268 kiis oo cusub la diiwaan galiyay taasi oo ka dhigeysa wadarta guud 66,226 sida uu xaqiijiyay sarkaal caafimaad oo lagu magacaabo Achmad Yurianto.
Wasaarada caafimaadka ayaa sido kale xaqiijisay in 68 bukaan ay u dhinteen xanuunka COVID-19 .
Tani ayaa dhimashada guud ka dhigaysa 3,309, halka 30,785 qof ay cudurka ka caafimaadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here