Indonesia oo laga xaqiijiyay ku dhawaad 80 kiis oo dhimasho cusub ah

Dowladda dalka Indonesia ayaa shaacisay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay xaqiijisay 2,081 oo ah xaaladaha hor leh ee fayraska corona.
Sido kale waxaa halkaas laga diiwaangeliyay xaalado dhimasho oo dhan 79.
Gudaha Indonesia tirada guud ee xaaladaha corona ee la xaqiijiyay ayaa ah ugu yaraan 139,549 .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here