Indonesia oo xaqiijisay in ka badan 1,500 oo xaalado cusub ah

Dowladda dalka Indonesia ayaa xaqiijisay xaalado cusub oo coronavirus oo ah 1,519 .
Waxaa sido kale halkaas laga diiwaangeliyay 43 oo dhimasho hor leh ah.
Kiisaska guud ee caabuqa ee Indonesia ayaa hadda ah 111,455 halka dhimashada guud ay tahay 5,236.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here