Ingiriiska oo karantiilaya dadka ka yimaada Faransiiska

Boqortooyada ingiriiska ayaa sheegtay in dhammaan dadka ka yimaada wadamada Faransiiska iyo Netherlands la gelinayo karantiil muddo 14 cisho ah.
Amarkan ayaa dhaqangalaya laga billaabo maalinka Sabtida ee toddobaadkan.
Dowladda Faransiiska ayaa dhankeeda ka digtay inay qaadi doonto tallaabo aargoosi oo midda UK u dhiganta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here