Ingiriiska oo qorsheynaya inuu xayiraadda qaado

Ra’ii sul wasaaraha boqortooyada Ingiriska Boris Johnson ayaa ku dhawaaqay in dowladiisa in si tartiib ah xayiraadda uu qaadayso isagoona ku dhiirrigeliyay dadka aan ka soo shaqeyn karin guryahooda in shaqooyinkooda ku laabtaan si ay dadka kale fursad ugu siiyaan inay u baxaan jimicsi aan xadidneyn.
Wadamada Shiinaha iyo kuuriyada konfureed ayaa ka cabsi qaba mowjad labaad ee cudurka coronavirus iyadoona Kuuriyada Konfureed ay qorsheneyso in kumanaan qof ay cudurka ka baarto ku waas oo laga yaabo in uu cudurka soo ritay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here