Iran oo wacad ku martay inay kordhineyso heerka kiimikada Uraniyaamka

Dowladda iiraan ayaa maanta oo isniin ah sheegtay inay iska indha tireyso xeerarka caalamiga oo ay sare u sii qaadi doonto heerka iyo tayada kiimikada loo yaqaano Uranium.
Arrinkan ayay wacad ku martay inay ka dhabeyn doonto muddo 10 maalmood gudahood ah.
Tallaabadan ayaa waxaa suurtagal ah inay sare u sii qaaddo xasaradda kala dhexeysay Maraykanka oo waayadii dambe sii kordhaysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here