Isbeddel ku aaddan u diyaar garowga bisha Ramadaan

Iyadoo la filaya in bisha barakeysan ee Ramadaan ay berri billaabato ayaa waxaa dhanka kale jiro isbeddel la dareemaya oo ku aadan u diyaar garowgeeda maadaama dalka iyo dunidaba uu saameyn ku yeeshay cudurka Covid-19.
Farxaan Cali Mukhtaar ayaa warbixintan ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here