DHAGEYSO: Isbedelka ka dhacay xisbiga Jubilee oo siyaabo kala duwan looga hadlay

Waxaa mudooyiinkii la soo dhaafay isbada xoogan laga dareemayay xisbiga talada dalka haya ee Jublee iyadoona ay xilalkii ay hayeen ku waayeen qaar ka mid ah mas’uuliyiin magac siyaasadeed ku lahaa xisbigaas.
Waxaa arrintan warbixin inooga haya wariyaheen Mohamed Mooge

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here