Isbeheysiga Militari ee taageeraya dowladda Yemen oo dilay in ka badan 90 xuutiyiin ah

Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ayaa sheegaya in ciidamada wadankaasi oo garab ka helaya militariga uu Sacuudigu hoggaaminayo ee taageeraya dowladda Yemen ay weeraro ku qaadeen goobo ay leedahay kooxda Xuutiyiinta.
Telefishinka Al –Carabiya ee laga leeyahay Sacuudiga oo soo xiganaya ilo wareedyo militari ayaa baahiyay warbixin arrinkan la xariirta.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in sido kale howlgalada laga fuliyay gobolka Al-Dhalea lagu dilay 97 ka mid ah xuutiyiinta halka 120 kalena gacanta lagu dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here