Iska Ilaali 6-dan Qoddob:Lixdan qodob ku dhaqankoodu wuxuu kugu sababi karaaa halaag adduunyo iyo mid aakhiro :

1: Rabitaanka naftaada ee xumaanta oo badata.
2: cilmi aanad u baran ilaahay dartii.
3: maal aad heshey oo ku dhaxalsiiya bakheylnimo damac badnaan.
4: Wakhti firaaqo kugu soo mara oo aad uga faaidaysato macaasi.
5: Caqligaaga oo ku siiya khiyaameynta dadka.
6: In aad kula kacdo xaasidnimo qof uu ilaahey u nicmeeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here