Isku -aadka cayaaraha Chapa Dimba Na Safaricom ee gobolka xeebta oo la shaaciyay

Shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ayaa soo bandhigtay isku-aadka cayaaraha ay maalgelinayso ee Chapa Dimba Na Safaricom ee lagu qabanayo gobolka xeebta.
Tartamada kama dambeyska ah ayaa ka dhacaya garoonka Bomu stadium ee Mombasa.
Dhanka gabdhaha waxaa wada cayaari doono kooxaha
Kaloleni Starlets (Kaloleni) iyo Kwale Queens (Kwale)
Emmaussians (Tana River) iyo Malindi Action (Malindi)
halka dhanka wiilasha ay is arki doonaan kooxaha kala ah Kaya Stars (Kaloleni) iyo Young Muslim (Mombasa) iyo Young Gunners (Tana River) oo la cayaaraha Yanga (Malindi).
Tababarayaasha kooxahan oo warbaahinta u warramay ayaa dareenkooda ku aaddan faaiidada ay cayaarahan leeyihiin sidatan u muujiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here