Isku shaandeyn lagu sameeyay xubno ka mid ah maamulka Hong Kong

Waxaa isku shaandeyn lagu sameeyay qaar ka mid ah xubnaha maamulka ka taliyo jamhuuriyadda Hong Kong.
Agaasimaha waaxda socdaalka Erick Tsang, ayaa laga digay madaxa arrimaha dastuurka.
Waxaa uu xilkan laga wareegaya Patrick Nip sida ay qortay wakaaladda wararka ee Shiinaha ee Xinhua .
Mr.Nip ayaa laga digay madaxa waaxda adeegyada rayidka oo laga wareejiyay Joshua Law.
Madaxa fulinta ee Hong Kong, Carrie Lam ayaa sheegtay in isbeddelkan looga gol leeyahay inuu dib ugu soo kabto dhaqaalaha jamhuuriyadda kaddib saameyn ka soo gaartay caabuqa coronavirus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here