Ismaamulka galbeedka Pokot oo wajahaya gaabad dhanka kheyraadka ah

Pokot

Barasaabka ismaamulka galbeedka Pokot. Prof. John Lonyangapuo ayaa sheegay inuu soo foodsaaray culeys la xiriira dhaqaalaha loo adeegsan karo la tacaalidda cudurka covid-19.
Caqabadaha haysta dowlad deegaankaas ayuu guddoomiyaha ku sheegay dhaqaale yari iyo tirada saraakiisha caafimaad oo aan ku filnayn u adeegidda bulshada.
Prof. Lonyangapuo ayaa intaa ku daray kaddib markii ay bixiyeen deymo lagu yeeshay inaynan u suurtagelin in miisaaniyad loo qoondeeyo la dagaalanka cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here