Ismaamulka Garissa oo beeniyay in la lunsaday lacagaha bangiga adduunka

Wasiirka qorsheynta deegaannada ee ismaamulka Garissa Cabdi Cumar ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warbixin lagu sheegay in la lunsaday 233 milyan oo bangiga adduunka uu ku wareejiyay dowlad deegaankaas.
Bangiga ayaa maalgelinaya barnaamij gacan ka gaysanaya qorsheynta dhismaha magaalooyinka waxaana loo yaqaanaa (KUSP).
Cabdi Cumar ayaa carrabka ku adkeeyay in warbixinta la sheegay laga leeyahay niyad aan wanaagsaneyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here