Ismaamullada oo lagula taliyay inay tayadooda dhanka la tacaalidda cudurka xoojiyaan

Dowlad deegaannada dalka ayaa loo soo jeediyay inay sare u qaadaan awoodda dhanka tayada ee ay u leeyihiin maareynta kiisaska cudurka Covid-19.
Waxyaabaha laga doonaya inay xoogga saaraan waxaa ka mid ah saraakiisha caafimaad ee ay howlgelinayaan iyo xarumaha kala duwan.
Mar kale waxay wasaaradda dadweynaha gaar ahaan kuwa ku nool tuulooyinka xusuusisay inay kala fogaadaan , ay maaskaro xirtaan, nadaafadda ku dadalaan , gacmaha ay si joogto ah saabuun iyo biyo ugu dhaqdaan sido kalena ay guriyahooda ku sugnaadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here