Ismamaulka garissa oo 16 kiis oo corona virus ah laga helay

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa galabta diiwangalisay kiisas cusub oo gaaraya 544 sida uu sheegay xog,hayaha wasaaradda caafimaadka ee dalka Dr Rashid Aman.
Kiisaska ayaa la helay ka dib markii 4-kii saac ee la soo dhaafay baaritaan lagu sameeyay dheecaan dhan 2,653 .
Tani ayaa kiisaska guud ee Kenya ka dhigasya 22,597 iyadoona guud ahaan dalka fryska COVID19 laga baaray tan iyo bishii Maarso ee sanadkaan dad gaaraya 318,376.
xaaladaha maanta dalka laga diiwangaliyay 499 waa kenyaan halka 45 ay yihiin dad ajaanib ah 315 waa rag halka 229 ay dumar yihiin waxaana u yar 1 sano jir waxaana u weyn 84 sano jir.
simaamulada laga xaqiijiyay kiisaska maanta
Nairobi 412, Kiambu27, Machakos17, Kajiado17, Garissa16, Uasin Gishu 14, Mombasa 9, Nakuru8, Nyeri5, Narok5, Makueni 4, Laikipia 2,Muranga 1,Kilifi 1,Busia1,Embu 1, Bungoma 1, Kisii 1, Kwale 1, Meru 1.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here