Ismamaulka Garissa oo in ka badan 50 kiis Corona Virus laga helay

Ismaamulka Garissa ayaa maanta laga diiwaan geliyay tiradii ugu badneyd ee maalin laha ah ee cudurka Covid-19 taas oo ah 52.
Barasabka ismaamulka Garissa Cali Bunow Korane ayaa shacabka ugu baaqay inay feejignaan dheeri ah muujiyaan isla markaana ay raacaan awaamirta wasaaradda caafimaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here